Home » Somali News

XAQIIJINTA WARKA KA HOR INTA AAN LA SIIDEYN

Xaqiiqda Ayaa Ah Mida Kowaad War ama maqaal walba oo ka baxaya Raadiya, xaqiiqda ayaa ah mida kowaad ee ah in la sugo. Doorka kowaad ee Suxufiga waa in uu dibedda u soo saaraa xaqiiqda oo aysan ku dabaqneyn wax caro ah iyo sidoo kale siyaasad ama feker inta la sammeyn karo, taasi ayaa fure u ah guusha suxufinimo ee suxufiga xirfadda ah. Suxufi xaqiiqda uu helo waa in uu war ka sammeeyaa oo uu qaadaa... 

Hanaanka saxaafada xirfadda ah (Professional Journalism)

Akhristayaasha qiimaha leh gaar ahaan inta daneenaysa saxaafada, waxaan halkan ugu soo gudbinaynaa qeybtii koowaad ee barashada saxaafada xirfada ku dhisan. Sida Loo Qoro Warbixin Wareed  (News Report) War waa in uu noqdaa: deg-deg sugan hadaf leh (ku saleysan xaqiiqda) ilo wareed hagaagsan dhismo wanaagsan iyo in si fudud loo fahmi karo. War waxuu u baahanyahay ilo laga soo xigto oo... 

Xarun HMDC oo aad ugu xun falka xariga ah ee koox diimeedka Al Shabaab ay kula kaceen Wariye Cali Yuusuf ayaa ugu baaqday kooxdaasi in ay iska siidaayaan wariyaha.

Xarunta Hayaan Media Development Center  (HMDC) waxay canbaaraynaysaa xariga koox diimeedka  Al shabaab ay kula kaceen wariye Cali yuusuf oo ka howl gala Idaacada Soomaaliweyn ee ku taal Magaalada Muqdisho Wariyahaan ayaa lagu qabtay  Dagmada Walaweyn oo ka tirsan  gobolka Shabeelaha Hoose,waxana wariyaha xariga loo geystay xila uu ku guda jiray shaqadiisa,waxaana  kadib markii laqabtay loo waday... 

Hayaan Media Development Center (HMDC) oo Hindise dhaxalgal ah ku tilmaamtay Ururka Hormarinta Fanka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (SAAC)

Xarunta Hormarinta Saxaafada Soomaaliyeed ee Hayaan Media Development Center (HMDC) waxa ay halkaan ku muujinaysaa taageerada ay u hayso Ururka Hormarinta Fanka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yiraahdo (SAAC), waxaana ay ugu hambalyaynaysaa hogaanka Ururka fikirka wanaagsan ee ay soo bandhigeen iyo sida ay ugu heelan yihiin hormarinta iyo soo uruurinta Fanka iyo dhaqanka... 

Wariye Maxamed Yusuf Ahmed oo loo magacaabay iskuduwaha Mashaariicda Yurub ee Hayaan Media Development Center (HMDC).

Guddoomiye ku xigeen Hay’adda HMDC Mudane,Abdulahi Maxamed Taajirow ayaa Saxaafada usheegay in Maanta gelinkii danbe loo magacaay Wariye Maxamed Yusuf Ahmed inuu noqdo iskuduwaha Mashaariicda Yurub ee Hay’ada Hayaan Media Development Center,waxaana uu intaasi ku daray inuu Wariye Maxamed Yusuf yahay wariye aqoon badan u leh ka shaqeynta howlaha maanta loo magacaabay. Abdulahi Taajirow ayaa... 

Xarunta Saxaafada Yurub oo Bogeeda internetka ku cadaysay taageerada ay u hayso Suxufiyiinta Soomaaliyeed kadib markii dhowaan ay kulan la qaadatay Hayaan Media

  Xarunta saxaafada midowga Yurub ayaa bogeeda internetka ku soo bandhigtey taageerada ay u hayso Xarunta Hormarinta Saxaafada Soomaaliyeed ee Hayaan Media iyo sida ay diyaar ugu tahey in ay kala shaqeyso arimo badan oo ay ka mid yihiin radinta mashaariic hormarineed oo wax loogu qaban karo Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee wali ku dhex shaqaynaya mrxaladaha adag ee ka jira gudaha dalka soomaaliya iyo... 

Hayaan Media oo Hambalyo u direysa Hogaanka Cusub ee Ururka JIJA,Kaasi oo shalay lagu doortay Shirkii ka dhacay Magaallada Nairobi

  Qoraal kasoo baxay Hogaanka Sare ee Hayaan Media Development Center “HMDC” ayaa lagu  taageeray Doorashadii shalay Hogaanka Sare loogu doortay Ururka Wariyayaasha Jubbooyinka ee marka Magaciisa la soo gaabiyo uu yahay “JIJA” .  Shalay aheyd aheyd markii Doorasho si weyn looga shaqeeyey ay ka dhacday Hotelka Barakaat,taasi oo ay ujeedadeedu  aheyd sidii Maamul wada jir... 

Afhayeenka Xarunta Hayaan Media Bile Gurxan oo soo saaray Warsaxaafadeed ku aadan Maalinta Saxaafada Somalia iyo Howlaha Hayaan Media

Xarunta Hayaan media developmenta oo ah Xarun madaxbanaan isla markaana ka shaqeysa hormarinta Saxaafada ayaa dhamaan ugu hanbalyaysay saxafiyiinta maalinya saxaafada Soomaaliya ee 21 janaayo ee sanada 2010. Xaruntu waxay saxaafada Soomaaliya la qeybsanaysaa farxada ay maalintaas u leedahay bahda saxaafada,iyadoo sidoo kale la qeybsanaysa dhibaatada haysta saxaafada ayna ogsoontahay Hayaan inay saxfayiinya... 

Shaadiya Muxumad Cabdi oo Shaacineysa Magacaabista Maareeyaha Mashaariicda Xarunta Hayaan Media Development Center (HMDC) ee dalka Soomaaliya.

Hayaan Media Development Center (HMDC) waxa ay shaacinaysaa in ay magacowday Maareeyaha u qaabilsan fullinta Mashaariicda ay Xarunta ka samayndoonto gudaha dalka Soomaaliya, waxaana ay u magacowday Mustafa Xaaji Cabdi Nuur oo ah Xoghaya Guud ee Ururka Warbaahinta Nabada iyo Hormarinta Soomaaliyeed ee Somali Media for Peace and Development (SOMEPED). Xoghayta Xarunta Hayaan Media Shaadiya Muxumed Cabdi... 

Xarumaha Hayaan Media Development Center iyo European Journalism Center oo ka wada hadlay horumarinta Saxaafada geeska Afrika.

Kulanka ay maanta yeesheen Xarunta Horumarinta Saxaafada Soomaaliyeed ee Hayaan Media Development Center  (HMDC) iyo Xarunta Horumarinta Saxaafada Midowga Yurub ee European Journalism Center (EJC) ayaa waxa ay si weyn uga hadleen qaabka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqeyn karaan labadaasi xarumood. Kulanka oo qaatay saacado ayaa waxa uu ka dhacay xarunta  EJC ay ku leeyihiin magaalada Maastricht...