Home » Opinion

Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah

Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.  Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah ee gaajada u dhintay? Haddaydaan hora u maqal waa: Soomaalida dadka la yiraahdo!!!! Adduunka Socodkiisu waa cibro iyo casharo waaweyn. Soomaaliduna horay ayey u tiri: “Nimaan Dhul Marin Dhaaya Ma leh”.  Adduunka intaan socdaalka ku ahay waxaan wax badan u fiirsadaa,... 

Soomalidu Ma Dad Khilaafka Jecelbaa “Dood Furan”

Tan iyo markii ay dhacday dawladii dhex ee Somalia sanadkii 1991 waxaa si isdaba jooga loo qabanayay shirar dib u heshiisiin ah oo aan guulaysanin, kii u danbeeyay waxaa lagu dhisay dawlad ku shaqaysa nidaamka fadaraalka,  hadaba waxaa qalinku is waydiinayaa waxa ku dhacay somalidii iyo waxa badalay, waxa kale oo u is waydiinayaa su’aalahan, soomalidu ma dad khilaafka jecelbaa? Ma dad aan is fahminbaa?... 

Faalo Nabad waa NOLOL, Nabad haddii aad haysatid ayaad nolol wanaagsan heli kartaa

nolol haddii aad haysatid oo aysan jirin nabad noloshaasi wax faa,iido ah malahan. Aqristow waxaad maqlaysaa shacabkii Soomaaliyeed oo cabanaya kuna calaacalaya ilaahoow nabad na sii dhibtan nahaysana naga dulqaad si aan u helno Nabadgelyo iyo Barwaaqo taam ah,Waxbarasho iyo Caafimaadna u helaan caruurtayada.   Wax waliba way noo hagaagi lahaayeen, balse isagga kama uusan fekerin dhaqankiisa iyo waxa... 

Faallo gaaban oo ku saabsan Arddeyda Soomaaliyeed ee Waxbarasho u doonto meelaha ka Baxsan Dalkooda

Maqaalkan waxa ku qaada dhigeynaa Faallo gaaban oo ku saabsan Arddeyda Soomaaliyeed ee Waxbarasho u doonto meelaha ka Baxsan Dalkooda, taasoo ay kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan Sida in la Xiro ama la afduubo iyadoo madaxooda Lacag lagu raadinayo. Waddamada Arddeyda Soomaaliyeed ay Waxbarasho u doontaan islamarkaasna ay Jaamacadahooda ka buuxaan ayaa waxa ka mid ah :Suudaan Malleeshiya,Masar iyo... 

The Somalia Needs Honest Goveerment

The Somali people are once again learning the crucial lessons of nationhood the hardest way. One such cardinal lesson is never to leave matters of your society to others alone or lightly but to engage. The only way people can protect what belongs to them, enhance collective wellbeing and further their common interests is to engage in the affairs of their nation. It was our promise to support the Transitional... 

Maxaad ka taqaan Taariikhda Magaalada Muqdisho???

Magaalada muqdisho waxay wejiga ku haysaa Jihada galbeed Ee badweynta hindiya, isla markaana ay badda hindiya kaga wareegsan tahay saddex jiho.Maanta muqdisho waa caasimada soomaaliya. Dhismayaal casri ah iyo kuwo qadiimi ahba way ku yaallaan. Dad badan iyo gawaari kala duwan ayaad ku arkaysaa. Waa magaalo qurux badan oo ay indhuhu soo jiitaan, waxayna ka mid tahay magaalooyinka ugu quruxda badan magaalooyinka...