Home » Featured
Madaxda Suxufiyiinta Bariga Afrika oo Dowladda Mareykanka iyo Qaramada Midoobay kala hadlay Xaaladda Saxaafadda Soomaaliya (DAAWO SAWIRRO)
Madaxda Suxufiyiinta Bariga Afrika ayaa socdaal ku maraya dalka Mareykanka halkaas oo ay kula yeelanayaan kulamo iyo wadahadallo Suxufiyiinta Mareykanka, Ururada Shaqaalada, ururada bulshada, hay’adaha difaaca xuquuqda aadahana iyo nidaamka dimuqraadiga.
Wafdigan uu hogaaminaayo Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Bariga Afrika isla markaana ah Xoghayaha Guud ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta...
Jaaliyada SSC oo shir ku yeeshay Wadanka Holland ugana hadlay …..
Shir weyne aadu balaaran oo aysoo qaban qaabiyeen Haweenka Jaaliyada SSC isla markaana aykasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Jaaliyada SSC ee kala ah Aqoonyahano,Culumo’awdiin,Siyaasiyiin,Haween,Dhalinyaro iyo Wariyayaal ayaa ka furmay Magallada Vlaardigen West .
Shirkan oo ciwaan looga dhigay isbarasho guud iyo Wada Tashi ayaa waxaa furay Maxamed Yusuf Jamac “ indho Sheel” oo ka mid...
Parameters of Success and Failures
The literature you are about to read is divided into several parts. Its contents are based on facts and fictions. The main players are Somalis, Ethiopians, and the international community.
Part I
In the first week of February 2009, “THE” 10th or 11th government was formed for Somalia in Djibouti. There were celebrations and welcoming demonstrations in Somalia and abroad, but not in Asmara or Addis...
Waa Sidee Xaalada Suxufiyiinta ka howgalo Magaalada kismaayo?
Mar aan maanta la kulmay Wareysi gooni ahna la yeeshay Xubin sare oo ka tirsan Ururka Suxufiyiinta jubbooyinka JAJ oo booqasho dhawaanahani ugu maqnaa magaalada kismaayo ee xarunta jubbada Hoose ayuu iiga waramay xaalada Wariyaasha ka howlgalo iyo sida ay ushaqeeyaan. Masuulkaani oo diiday in la shaaciyo magaciisa ayaa ka waramayo inta Wariyaal shaqada laga joojiyay kuwa xabsiyada la dhigay iyo waliba...
Hogaanka Hayáda Hayaan Media oo Cambaareysay Xariga Wariyayaasha Baydhabo lagu xiray.
Guddoomiyaha Hayáda Warbaahineed ee Hayaan Media Development Maxamed Abdi Farah “Afgooye” ayaa cambaareyn dusha uga tuuray Xariga Wariyaha Idaacada shabelle ee Magaallada Baydhabo,waxaana uu sheegay inay Maamulka Al Shabaab yihiin kuwa ku deg dega Xariga wariyayaasha iyo Idaacadaha ay ka shaqeeyaan.
Maxamed Abdi Farah “Afgooye” ayaa sheegay inay xirir la sameeyeen Magaallada...