Home » Featured
UN Human Rights Council
Human Rights Council: 18th Session
Item 10 – Interactive Dialogue with the Independent Expert on Somalia
Cairo Institute for Human Rights Studies
28th September 2011.
Delivered by Ahmed Mahamed Ali “kiimiko” Somali Human Rights Defenders Network (SOHRIDEN)/East and Horn of Africa Human Rights Defenders Network.
The Cairo Institute for Human Rights Studies, the East and Horn of Africa Human...
Shir ay isugu yimaadeen Suxufiyiinta Soomaalida Yurub oo manta si rasmi ah uga furmay dalka Holland.
Magaalada Utrecht ee dalka Holland waxaa manta ka furmay shir looga hadlayay xaaladda ay ku sugan Suxufiyiinta Soomaalida Yurub iyo kuwa joog gudaha Dalka Somalia,waxaana ka soo qeyb galay wariyayaaal Somaliyeed oo kala yimid Dalalka Uk,Holland,Swedan,Talyaniga,Norway iyo Dalka Kenya waxaa inta uu socday halkaasi lagu soo bandhigay arimo badan oo salka ku haya Xaalada Wariyayaasha Somalida.
Shirkan...
Ururka Hayan Media oo shir looga hadlayay Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya ku qabtay Magaalada Nairobi “Daawo Sawiro”
Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen Saxafiyiin ku sugan Magaalada Nairobi iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Hotelka Barakat ee Magaalada Nairobi.
Shirkan wuxuu xambaarsanaa labo ujeeddo oo kala ah in loo baroor-diiqo dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo in laga wada hadlo sida loo horumarinayo Warbaahinta Soomaaliya.
Guddoomiyaha Ururka...
IFJ Condemns Jailing of Leading Tunisian Journalists
The International Federation of Journalists (IFJ) today criticised the six month jail term handed down to Tunisian journalist Taoufik Ben Brik, on 26 November, and the three month jail sentence and fine given today to Zoheir Makhlouf.
Ben Brik, 49, a prominent journalist and correspondent for a number of European media, was arrested on 29 October, allegedly for assaulting a woman driver following a...
Media employees killed in 2009
Cases are listed by order of country
Afghanistan (2)
September 9
Sultan Munadi, freelance journalist
March 10
Jawed Ahmad, journalist, CTV News
Colombia (2)
September 22
Diego Rojas Velasquez, journalist, Supiatv
April 24
Jose Everardo Aquilar, journalist, Radio Super and Bolivar Estereo
Democratic Republic of Congo (1)
August 23
Bruno Koko Chirambiza, journalist, Radio...
Eighty-eight journalists killed since January 2009, says new press freedom report
At least 88 journalists have been killed so far this year, according to a press freedom report by the World Association of Newspapers and News Publishers (WAN-IFRA).
Announcing its six monthly review findings ahead of the World Newspaper Congress, World Editors Forum and Info Services Expo 2009, the organisation said hundreds of journalists have been arrested and jailed since January this year, with...
Labada Wariye ee afduubka logu haystay Soomaaliya mudo dhan 14 bilood oo cawa la siidaayay
Waxaa Caawa xuriyadoodi dib uu helaay labadii wariye ee Agosto 2008-dii lagu afduubay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan ceelasha Biyaha labadan qofood ayaa u kala dhashay dalalka Canada iyo Australia.
Amanda Lindhout iyo Sylvan Lake ayaa waxaa warcad laga heyn in siideyntoodu ay ku timid lacago madaxfurasho in la bixiyay balse waxaa horey u jirtay in loo heystay lacag in lagu sii daayo.
Wadaanka...
Mustafa Haji Cabdi Nuur oo noqday Wariyihii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed oo ku gulaysta abaalmarinta International Press Freedom
Mustafa Xaaji Cabdi Nuur Wariyaha wakaalada wararka ee AFP uga soo warama Magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay abaalmarinta Key Press tasoo la xiriirat howl karnimmadiisa shaqo waxaana sidoo kale abalmarintaasi kula guuleystay seddex wariye oo kale.
” Wuxuu la mid yahay aqoonsiga aad i aqqnsateen aqoonsi aad siiseen suxufiyiinta tirada yar ee ilaa haatan ka shaqeynaya Soomaaliya” ayuu...
Netherlands oo qabatay nin Soomaali ah oo ku eedeysan in uu maal geliyo dagaalada gudaha Soomaaliya
Ciidamada police ka wadanka Netherlands ayaa qabtay nin Soomaali ah oo ka yimid wadanka Mareykanka.
Waxaa ciidamada police ka wadanka Netherlands ay ka qabteen ninkan isagoo ku sugan xarun ku taala gudaha wadankaasi,
Waxaa la qariyay magaca shaqsigaas sida uu dhigayo sharciga wadanka Netherland.
FBI-da Mareykanka ayaa waxaa laga soo xigtay in ninkan Soomaaliga ah uu deganaa Magaalada...