Comments on: Hanaanka saxaafada xirfadda ah (Professional Journalism)

By: abdirizak yusuf ahmed
asc marka hore waan ku slmay adiga dhamaan bahda sxfada runti waan idinkaaga mahad celinayaa runtii sida wacan ee aad inoogu soo bandhibteen runtii arimaha sxfa somaliyeed runtii aniga ahaan waxaan qabaa in ay arintaan ka faa iideysan doonaan umada somaliyeen kuwooda xaqiiqda jecel iyo waliba kuwa aan aqoonta ula heyn arimaha sxfada kuwaa oo  keeni kara sharaf dhac ku timaada sxda somaliya,sxbyaal hadii aad tihiin sxfda somaliyeen waxaa idin sugaya hawl baaxad leh waxaana idin leeyahay ilaah ha idinla garab galo insha llah

By: Hussein Osman
Ugu horey waa salaamantihiin bahda hayaan media waana  idinka mahadcelinaa sidaa wanagsan oo aad uga shaqeybetsiin hormarka saxaafada somaliyeed waxaana hubaa in ey ka faaiideysandoob saxafiyiin cusub oo jecel in ey hormariyaan xirfadooda saxaafadeed .

waana mahadsantahay sxbkey maxamed afgoye .

by xuseengurey

By: abdirashid m nur
walaal m a farax afgoye waan ku salamy marka hore salaan ka dib aad iyo aad ayaa kugu mahad celinaa sida wacan aad u soo bandhigtay warbixintaadi ku saabsan xirfadaha saxagada wanaagsan, taasoo aan hubo in in ay ka faaiidasanayaan dad badan oo daneya saxaafada gaar ahaan bahda saxaafada somalida, oo aniga aan ka mid ahay, runtii waxaa tahay macalinka safaxafada somaliyeed markii dalka aad joogti iyo waliba hada oo joogto qurbe, iyo nin ama suxufi mar waliba hormatinta saxafiyiinta somaliyeed, waxaan ku leeyahay sxb afgoye halkaasi kasii wad dadaalkaagi ilaah hakugu garab galo insha allah, thx mar kale.