Akhristayaasha qiimaha leh gaar ahaan inta daneenaysa saxaafada, waxaan halkan ugu soo gudbinaynaa qeybtii koowaad ee barashada saxaafada xirfada ku dhisan.
Sida Loo Qoro Warbixin Wareed (News Report)
War waa in uu noqdaa:
- deg-deg
- sugan
- hadaf leh (ku saleysan xaqiiqda)
- ilo wareed hagaagsan
- dhismo wanaagsan iyo in si fudud loo fahmi karo.
War waxuu u baahanyahay ilo laga soo xigto oo sida kor ku xusan waxaa lagaa doonayaa in warkaada ilo uu yeesho oo laga soo xiganayo, waxaana afka qalaad lagu yiraahdaa (sources of information).
Ilaha Xogta Ama Warka
A- Warbixinada wakaaladaha wararka
B- Bayaanada iyo war saxaafadeedyadda
C -Shir Saxaafadeedyadda
D – Qeybaha Warbaahinta
E- Weriyayaasha
F- Suxufiyiinta kale
G- Marti
La soco Qeybta 2aad
By. Mohamed Abdi Farah
walaal m a farax afgoye waan ku salamy marka hore salaan ka dib aad iyo aad ayaa kugu mahad celinaa sida wacan aad u soo bandhigtay warbixintaadi ku saabsan xirfadaha saxagada wanaagsan, taasoo aan hubo in in ay ka faaiidasanayaan dad badan oo daneya saxaafada gaar ahaan bahda saxaafada somalida, oo aniga aan ka mid ahay, runtii waxaa tahay macalinka safaxafada somaliyeed markii dalka aad joogti iyo waliba hada oo joogto qurbe, iyo nin ama suxufi mar waliba hormatinta saxafiyiinta somaliyeed, waxaan ku leeyahay sxb afgoye halkaasi kasii wad dadaalkaagi ilaah hakugu garab galo insha allah, thx mar kale.
Ugu horey waa salaamantihiin bahda hayaan media waana idinka mahadcelinaa sidaa wanagsan oo aad uga shaqeybetsiin hormarka saxaafada somaliyeed waxaana hubaa in ey ka faaiideysandoob saxafiyiin cusub oo jecel in ey hormariyaan xirfadooda saxaafadeed .
waana mahadsantahay sxbkey maxamed afgoye .
by xuseengurey
asc marka hore waan ku slmay adiga dhamaan bahda sxfada runti waan idinkaaga mahad celinayaa runtii sida wacan ee aad inoogu soo bandhibteen runtii arimaha sxfa somaliyeed runtii aniga ahaan waxaan qabaa in ay arintaan ka faa iideysan doonaan umada somaliyeen kuwooda xaqiiqda jecel iyo waliba kuwa aan aqoonta ula heyn arimaha sxfada kuwaa oo keeni kara sharaf dhac ku timaada sxda somaliya,sxbyaal hadii aad tihiin sxfda somaliyeen waxaa idin sugaya hawl baaxad leh waxaana idin leeyahay ilaah ha idinla garab galo insha llah
magacaygu wa Harun macruf waxan joga magalada Narobi fadlan waxan ad iyo ad u daneya saxafada fadlan hayan midia ama saxafada waxan leyahay in an jeclahay in an ku biro bahda saxafada mahadsanidin