Home » Archive for March 3rd, 2010
XAQIIJINTA WARKA KA HOR INTA AAN LA SIIDEYN
Xaqiiqda Ayaa Ah Mida Kowaad
War ama maqaal walba oo ka baxaya Raadiya, xaqiiqda ayaa ah mida kowaad ee ah in la sugo. Doorka kowaad ee Suxufiga waa in uu dibedda u soo saaraa xaqiiqda oo aysan ku dabaqneyn wax caro ah iyo sidoo kale siyaasad ama feker inta la sammeyn karo, taasi ayaa fure u ah guusha suxufinimo ee suxufiga xirfadda ah.
Suxufi xaqiiqda uu helo waa in uu war ka sammeeyaa oo uu qaadaa...