Home » Archive for March 2nd, 2010
Hanaanka saxaafada xirfadda ah (Professional Journalism)
Akhristayaasha qiimaha leh gaar ahaan inta daneenaysa saxaafada, waxaan halkan ugu soo gudbinaynaa qeybtii koowaad ee barashada saxaafada xirfada ku dhisan.
Sida Loo Qoro Warbixin Wareed (News Report)
War waa in uu noqdaa:
deg-deg
sugan
hadaf leh (ku saleysan xaqiiqda)
ilo wareed hagaagsan
dhismo wanaagsan iyo in si fudud loo fahmi karo.
War waxuu u baahanyahay ilo laga soo xigto oo...