Home » Archive for February, 2010
Xarun HMDC oo aad ugu xun falka xariga ah ee koox diimeedka Al Shabaab ay kula kaceen Wariye Cali Yuusuf ayaa ugu baaqday kooxdaasi in ay iska siidaayaan wariyaha.
Xarunta Hayaan Media Development Center (HMDC) waxay canbaaraynaysaa xariga koox diimeedka Al shabaab ay kula kaceen wariye Cali yuusuf oo ka howl gala Idaacada Soomaaliweyn ee ku taal Magaalada Muqdisho
Wariyahaan ayaa lagu qabtay Dagmada Walaweyn oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose,waxana wariyaha xariga loo geystay xila uu ku guda jiray shaqadiisa,waxaana kadib markii laqabtay loo waday...
Hayaan Media Development Center (HMDC) oo Hindise dhaxalgal ah ku tilmaamtay Ururka Hormarinta Fanka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (SAAC)
Xarunta Hormarinta Saxaafada Soomaaliyeed ee Hayaan Media Development Center (HMDC) waxa ay halkaan ku muujinaysaa taageerada ay u hayso Ururka Hormarinta Fanka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yiraahdo (SAAC), waxaana ay ugu hambalyaynaysaa hogaanka Ururka fikirka wanaagsan ee ay soo bandhigeen iyo sida ay ugu heelan yihiin hormarinta iyo soo uruurinta Fanka iyo dhaqanka...