Comments on: Shaadiya Muxumad Cabdi oo Shaacineysa Magacaabista Maareeyaha Mashaariicda Xarunta Hayaan Media Development Center (HMDC) ee dalka Soomaaliya.

By: Mohamed Yuumbi
waxan aad usoo dhaweynayaa Hormaraka weyn ay Ku Talabsatay Hayaan Media Developmen,Iyo sido kale sxbkeyga Mustafa Xaji Cabdi Nuur, xilka Loo Xilsaray In uu Illah Lagarab Galo ,Saxafada somaliya Hor Mar Ay Gaarto

By: Mohamed Yusuf Sweden
Marka hore waxaan aad ugu hambalyeynayaa howsha baaxadda leh ee ay ku talaabsatay Hayaan Media Development, aniga oo ku kalsoon kartida hogaanka hayaan waxaan rajeynayaa in ay howsha sii laba laabaan dhawaana horumar la taaban karo ay u horseedaan dhamaan bahda saxaafadda soomaaliya oo waayadan dambe ay ragaadiyeen kooxo mooryaan saxaafadeed la dhihi karo oo aflagaadada un magaca ku raadiya. marka xiga waxaan aad ugu hambalyeynayaa sxbkey Mustafa Xaaji Cabdi Nuur, waxaan leeyahay xilkaas weyn ee mustaf loo dhiibay alaha la garab galo waana hubaa in uu ka soo dhalaali doona.

waxaan ugu baaqayaa dhamaan bahda saxaafadda in ay u istaagaan horumarinta mihnadoda oo ay iska daayaan tafaraaruqa.