Comments on: Dil, Barakicin, Xarig iyo Fowdo ka dhan ah Saxaafadda Soomaaliya (WARBIXIN)

By: Abdi
waa wax laga xumaado in sabab la,aan loo laayo waxgalka bulshada,suxuufi,aqoonyahan,shacab,siyaasi,sheikh,ganacsade etc.in kastoo somalinimadu yaraatay,  qaranimo diidka  ne ka buuxaan inta aan kor ku xusay.Hadane waxaad moodaa,in suxuufinimadu ay noqotay NGo,oo cid walba waxa ay rabto ku hadasho.mid ay dhab ka tahay in uu daacad u noqdo shaqadiisa,mid rabo in uusan aqoontiisa suxuufi ee ku saleysan,qibradii iyo waayo aragnimadii dagaaladii sokeeye kala jaanqaaday,in bulshaweynta soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan ,shaqsi,siyaasi,ganacsade,aqoonyahan,lagu aflagaadeeyo websiteyada ama idaacadaha,taas oo sabab u tahay aqoonla,aanta anshaxa saxaafada.balse mar un lala tiigsantoono sharciga saxaafada caalamiga.gaar ahaan kuwa ku sugan wadamada  horeyumarey ama  The developed world. waxaan ka codsaneynaa in dowlada ku meel gaarka ah,gaar ahaan wasaarada warfaafinta, ay talaabo ka qaado,ku wa ku qaraabto saxaafada.aqoon ama qibrad saxaafad na macad uga soo bixin. Mudane. cumar faaruuq, waxaan u sheegi lahaay in dhibka ka dhacaayo wadanka ay cid waliba ogsoon tahay, balse looga baahan yahay,daladiisa ama hayadiisa,in uu xooga saaro siduu u mideyn lahaa,suxuufiyiinta.maalmahaan sheegashadooda soo badatay,suxuufinimadu waa aqoon.ma ahan wax cid walba sheegan karto,tirakoob dhab ah na lagu sameeyo,shaqsi kastone aqoontiisa iyo qibradiisa suxuufinimo,lagu xishmeeyo,doorashooyin xor ah na la sameeyo.sidaas ayaa Qaranka ummadda soomaaliyeed ,mid africa iyo mid caalamiba lagu matali karaa. Qolooyinka suxuufinimada ka beensheegane laga qabto shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.mahadsanidiin.