Comments on: Aragtida Hayaan Media Development Center ee ku aadan Xaalada Suxufiyiinta Soomaaliyeed

By: Rohit cade
Adyan uso dhaweynaya dhaman  hayaan media iyo Nusoj oo ah ururka suxufiyan qaranka

Hadan dhinac u ego dhanka saxafada malmahan dambe waxa so ifbaxayay saxafi moryan isku badalay danenaya in ow dumiyo ururka suxufinta qaranka hadaba dhankas markan eego waxa ino sharaf xuma ah in la dumiyo urur dhisan intan wax arkayay waxan arkay sadax wariye oo kuso dardarmay in ay dumiyan  NUSOJ iyo waliba XIRIRKA KUBADA CAGTA EE DALKENA SOMALIA BALSE UMA SURTA GALEYSO MANTA HADI AN DHAHNO KALAAYA AN AFKA IDIN BUXINO WANA RACAYAN LAKIN MALO BAHNO IN AD NOQATO WARIYE Caloshis u shaqeyste ama cada  qate waxa lo bahan yhay in ad dacad u noqoto dadkada iyo dalkadaba wad mahad santihin HAYAAN MEDIA ADIGANA NOQDA KUWI DADKA IYO DALKA WAX TARA AMA ISKA NOQDO KUWA MANTA AFLAGADA U MARIAYA WARIYASHA KALE AMA DHAHA WXA KA DAMBEYAY AFDUBKEYGA NUSOJ MAXAY KUGU AFDUBANEYSA NUSOJ MAXAD HEYSA NAFTA AYAD BEEN U SHEGEYSAN DHEH KUWAS NUCAS U DHAQMA WAA ARXAN DARO WALAHI ANIGA HADI AN AHAY WARIYA KU SUGAN QURBAHA WAXAN LEYAHAY ISKA DAYA KALA QEYBSAMIDA OO NOQDA HAL DHINAC WAN WADA GULEYSAN KARNA MARKAS

By: Farax
waa wax lala yaabo in Saxaafadii xitaa uu gaaray dabkii foosha xumaa ee ka jiray Somalia ee ku dhisnaa Been abuurka iyo Aflagaadada iyo xitaa wax isku quurid laáanta umadeena daashatay 20 kii sano ee la soo dhaafay.

Ma filayo in saxaafada wadada cad qabsan doonto inta ay ku dhex jiraan Dadka Fowdada ku dhexwadaa ay iska qabanayaan. Hayaan Media iyo NUSOJ waxaan leeyahay Guuleysta isla markaana noqda Astaan dhinaca Horumarka Saxaafada looga hadaydo.

Laakiin taasi dadaal badan ayey u baahan tahay,Hadase Saxaafada CEEBTEEDA  ayaan aragnaa haddii aan nahay Bulshada Somaliyed,mardhaw waxaa dhici karta in Saxaafada Somalida oo dhan waxa ay soo gudbiso aan iska dhaafno,waa haddii aaan wax laga qaban sida ay hada tahay .