Wafdi uu hogaaminayao ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa goordhaw ka soo degay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiil ka tirsan dowlada ay soo dhaweeyeen.
Wafdiga uu hogaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa kulan kula Villa Soomaaliya madaxda ugu sareysa dowlada KMG ah gaar ahaan madaxweynaha iyo ra’isul Wasaaraha.
Lama oga socdaalka masuulka ka socda UN ka waxa uu ku saleysan yahay balse waxa la filayaa inuu la soo qaado madaxda uu la kulmayo xaaladaha wadanka uu marayo.
Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Hayaan Media isha wararka Soomaalida
Hayaan Media Development
News Desk