Shir xasaasi ahaa oo maanta ay xarunta Jaamacada banaadir ee magaalada Muqdisho ay isugu yimaadeen Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadaasi ayaa waxay kaga hadleen qasaarihii nafeed ee Jaamacada ka soo gaarey qaraxii ismiidaminta ahaa ee 03/12/2009 loo geystey xafladii qalinjabinta ardeyda.
Shirka ay yeesheen maanta Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacada ayaa waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Jaamacada Banaadir Dr Maxamed Macalin Muuse, waxaana ay marka hore ugu tacsiyeeyeen dhamaan umada soomaaliyeed qasaaraha ka soo gaarey qaraxaasi iyagoona soo bandhigey qasaaraha dhabta ah ee ka soo gaarey Jaamacada qaraxaasi gaar ahaan inta kaga dhimatey iyo inta kaga dhaawacantey.
Xog wareysi & qiimeyn khasaaraha soo gaaray Jaamacada
kadib waxaa la godoonsaday qodobadan:
1- Jaamacadu waxey Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii & dhamaan Ummadda Somaaliyeed Geeridii Naxdinta laheed ee ku timid Mas’uuliyiintii Jaamacada, Macalimiintii, Ardaydii, waalidiintii, & dhammaan Marti sharaftii ka qeyb gashay Xafladii qalin-jabinta Ardayda Jaamacada. Waxeyna Alle uga baryeysaa in uu janadii firdawsa ka waraabiyo.
2- Jaamacadu waxey u duceynaysaa intii dhaawaca ama waxyeelada qalbiyeed & hantiyeed kasoo gaartay qaraxii in uu Alle caafiyo Bedelna kasiiyo wixii ku lumay.
3- Jaamacadu waxey hakisay waxbarashada mudo hal Asbuuc ah laga bilaabo 05/12/09 – 11/12/09 si Maamulka, Macalimiinta, waalidiin & Ardayduba u booqdaan una Taakuleeyaan dadkii ku dhaawacmay kuna waxyeeloobay Qaraxa dibna loogu diyaariyo Barnaamijkii waxbarasho mudadaas Asbuuca ah.
4- Jaamacadu waxey Bulshada Somaaliyeed u balan qaadeysaa in ay halkii kasii wadi doonto waxbarashadii Tayeysneed ee Jaamacada, ayna dib u celin doonin dhib kasta oo ku dhacay, dadaalkeedana laba laabi doonto ayada oo la kaashaneysa Alle kadibna Bulshadeeda Somaaliyeed.
magacaawday laba guddi oo wax ka qabta hawlaha degdega ah ee Jaamacada sida:
A.
B.
6- Jaamacadu waxey cadeynaysaa in ujeedada xafladu aheed Qalin jabin loo qabtay (52) Arday oo ka qalin jibisay sedex kuliyadood oo ka mid ah Shanta kuliyadood ee jaamacadu ka koobantahay sanad waxbarashadeedka 2008-2009, kuliyada Waxbarashada (16) Arday, Caafimaadka (23), Computer Science & IT (13), kana soo qeyb galeen Maamulka, Macalimiinta, Ardayda, Waalidiinta Jaamacada iyo Marti sharaf kala duwan oo ay casuumtay Jaamacadu.
7- Jaamacadu waxey ugu baaqeysaa Bulsha weynta Somaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhamaan inta jecel Samafalka iyo horumarinta Waxbarashada; in ay garab istaagaan, kana kaalmeeyaan Daaweynta inta dhaawacantay iyo horumarinta waxbarashada Mustaqbalka.
Tirakoobka khasaaraha: dhimasho/ dhaawac ee Jaamacada:
| No | Qeybaha Jaamacada | Dhimasho | dhaawac |
| 1- | Maamul/ Macalin/ Shaqaale | 2 | 10 |
| 2- | Arday | 6 | 22 |
| 3- | Waalid | 2 | 3 |
| 4- | Total | 10 | 35 |
Dhimasho & Dhaawac ee Jaamacadda:
| Magac | Dhimasho/ Dhaawac | Hawsha uu u hayey Jaamacada | Kulliyada uu ka tirsanyahay | |
| Prof. Maxamed Aadan Warsame (Shahiid) | Dhimasho | Gudoomiyaha Hay’ada Benadir
ee Tacliinta Sare |
Caafimaadka | |
| Xuseen Macalin Xasan | Dhimasho | Shaqaale | Caawiye | |
| Dr. Max’ed Max’ud Xasan (Bidey) | Dhaawac | Hormuudka kuliyada | Caafimaadka | |
| Dr. C/lahi Sheikh Xuseen (Bushkaleeti) | Dhaawac | Macalin | Caafimaadka | |
| Dr. C/lahi Xuseen Maalin | Dhaawac | Macalin | Caafimaadka | |
| Dr. Tahliil Cabdi Afrax | Dhaawac | Macalin | Caafimaadka | |
| Dr. Maxamed Axmed Weheliye | Dhaawac | Macalin | Caafimaadka | |
| Maxamed C/qadir Nur | Dhaawac | Hormud kuliyadda | Waxbarshada | |
| Aadan Maxamed Macalin (Maato) | Dhaawac | Macalin | Waxbarshada | |
| Jaylaani Qaasim Sayid | Dhaawac | Diiwaan-geliyaha | Maamulka | |
| Ismaciil C/raxman Max’ed | Dhaawac | Shaqaale | Xafiiska diiwaan gelinta | |
| Axmed Cali Aadan | Dhaawac | Shaqaale | Computer Lap | |
| Max’ed C/qadir Max’ed | Dhimasho | Arday/ 5aad | Caafimaadka | |
| Axmed Xasan Xuseen | Dhimasho | Arday /5aad | Caafimaadka | |
| Muxyadin Aweys Axmed | Dhimasho | Arday /4aad | Caafimaadka | |
| Maxamed C/lahi Cali (Dayax) | Dhimasho | Arday/ 6aad | Caafimaadka | |
| Jamaal Luqmaan Ismaciil | Dhimasho | Arday / 2aad | Engneeriya | |
| Aadan Mukhtaar Xasan (Korneele) | Dhimasho | Arday/ 3aad | Waxbarashada | |
| Dr. Axmed Shiikhdoon Diini | Dhaawac | Arday/ qalin jabiyey | Caafimaadka | |
| Dr. Xuseen Cusman Cabdulle | Dhaawac | Arday/qalin-jebiyey | Caafimaadka | |
| Dr. Max’ed Qaasim Xasan | Dhaawac | Arday/qalin-jebiyey | Caafimaadka | |
| Dr. Ilyas C/ladif Sh. Yusuf | Dhaawac | Arday/qalin-jebiyey | Caafimaadka | |
| Dr. C/lahi Maxamed sh. Max’ed | Dhaawac | Arday/qalin-jebiyey | Caafimaadka | |
| Dr. Xuseen Mahad Axmed | Dhaawac | Arday/qalin-jebiyey | Caafimaadka | |
| Dr.Bashiir Xuseen Cusmaan | Dhaawac | Arday/ qalijabiyey | Caafimaadka | |
| Dr. Yonis Ali Afrah | Dhaawac | Arday/ qalinjabiyey | Caafimaadka | |
| C/kariin Max’ud Kaahiye | Dhaawac | Arday/ 3aad | Caafimaadka | |
| Cusmaan C/lle Faarax | Dhaawac | Arday/ 2aad | Caafimaadka | |
| Cabdirahman Abdikarim Ahmed | Dhaawac | Arday/ 6aad | Caafimaadka | |
| Dr. Sakhawadin Ahmed Sh. | Dhaawac | Arday/ qalinjabiyey | Caafimaadka | |
| C/qadir Cali Cabdi | Dhaawac | Arday/ qalinjebiyey | Comp. Sci.& IT | |
| C/xakiin Faarax Kaarshe | Dhaawac | Arday/ qalinjabiye | Comp. Sci.& IT | |
| C/qadir C/lahi Axmed | Dhaawac | Arday/ 3aad | Comp. Sci.& IT | |
| C\qadir Maxamed Siyaad | Dhaawac | Arday/ 4aad | Comp. Sci.& IT | |
| Maxamed Macalin Cusman | Dhaawac | Arday/ Qalinjabiye | Education | |
| Cusman Axmed Xared | Dhaawac | Arday/ Qalinjabiye | Education | |
| Caydaruus Maxamud Maxmed | Dhaawac | Arday/ Qalinjabiye | Education | |
| Axmed Cabdi Xusen | Dhaawac | Arday/ Qalinjabiye | Education | |
| Cabdullahi Max’ud Xasan | Dhaawac | Arday/ Qalinjabiye | Education | |
| Cabdirahman Aden Buule | Dhaawac | Arday/ 3aad | Education | |
| Maxamed Cabdirahman Khaliif | Dhaawac | Arday/ 3aad | Education | |
| Abubakar Xuseen Faarax (Qoorey) | Dhimasho | Waalid | Guddiga waalidiinta | |
| Abubakar Ibrahim Xasan | Dhimasho | Waalid | Guddiga waalidiinta | |
| Eng. Cumar Cabdi Maxamed | Dhaawac | Waalid | Guddiga waalidiinta | |
| Prof. Xusen Tooxow Faarax | Dhaawac | waalid | Guddiga waalidiinta | |
| Xasan Maxamed Cabdi | Dhaawac | waalid | Guddiga waalidiin |
Ugu danbeyn Jaamacadu
waxey u mahad-naqeysaa dhammaan intii kala qeybqashay Farxaddii Xafladda Qalin-jabinta & Murugadii ka danbeysay & dhammaan inta ka qeyb-qaadatay badbaadinta & Taakuleynta dadka ku waxyeeloobay Qaraxaas.
Guddiga Xog-ururinta &Taakuleynta
kala soo xiriira Cinwaanadaan;
Tel; + 252-1- 225363/ +252-1-859958\ +252-5-920287.
Mobile: + 252-1-5546122/ +252-1-5557614/ +252-5-770050
E.Mail: info@benadiruniversity.net
Web: www.benadiruniversity.net
ACC. NO:
Salama Bank: 30001979
Amal Bank: 44860
Qaran Bank: 1359
Dahabshiil Bank: 5151
Hayaan Media Development.
News Desk.
Muqdisho-Somalia.
Guddiga xog ururinta & Taakuleynta oo hawshiisu tahay; soo ururinta xogta dhabta ah ee khasaarihii kasoo gaaray Jaamacada Qaraxii khamiista 03/12/09, ka warqabka & Taakuleynta dhaawacii Qaraxa, isku xirka Jaamacada & Bulshada iyo qiimeynta Xajmiga khasaaraha soo gaaray Jaamacada. Guddiga arimaha waxbarashada, hawshiisuna tahay; dib u habeynta barnaamijka waxbarashada, buuxinta kaalinta Macalimiinta dhintay ama dhaawacmay & dhiiri gelinta Macalimiinta, Ardayda & waalidiinta. Xog wareysi & qiimeyn khasaaraha soo gaaray Jaamacada
kadib waxaa la godoonsaday qodobadan:
1- Jaamacadu waxey Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii & dhamaan Ummadda Somaaliyeed Geeridii Naxdinta laheed ee ku timid Mas’uuliyiintii Jaamacada, Macalimiintii, Ardaydii, waalidiintii, & dhammaan Marti sharaftii ka qeyb gashay Xafladii qalin-jabinta Ardayda Jaamacada. Waxeyna Alle uga baryeysaa in uu janadii firdawsa ka waraabiyo.
2- Jaamacadu waxey u duceynaysaa intii dhaawaca ama waxyeelada qalbiyeed & hantiyeed kasoo gaartay qaraxii in uu Alle caafiyo Bedelna kasiiyo wixii ku lumay.
3- Jaamacadu waxey hakisay waxbarashada mudo hal Asbuuc ah laga bilaabo 05/12/09 – 11/12/09 si Maamulka, Macalimiinta, waalidiin & Ardayduba u booqdaan una Taakuleeyaan dadkii ku dhaawacmay kuna waxyeeloobay Qaraxa dibna loogu diyaariyo Barnaamijkii waxbarasho mudadaas Asbuuca ah.
4- Jaamacadu waxey Bulshada Somaaliyeed u balan qaadeysaa in ay halkii kasii wadi doonto waxbarashadii Tayeysneed ee Jaamacada, ayna dib u celin doonin dhib kasta oo ku dhacay, dadaalkeedana laba laabi doonto ayada oo la kaashaneysa Alle kadibna Bulshadeeda Somaaliyeed.
magacaawday laba guddi oo wax ka qabta hawlaha degdega ah ee Jaamacada sida:
A.
Guddiga arimaha waxbarashada, hawshiisuna tahay; dib u habeynta barnaamijka waxbarashada, buuxinta kaalinta Macalimiinta dhintay ama dhaawacmay & dhiiri gelinta Macalimiinta, Ardayda & waalidiinta.B.
Guddiga xog ururinta & Taakuleynta oo hawshiisu tahay; soo ururinta xogta dhabta ah ee khasaarihii kasoo gaaray Jaamacada Qaraxii khamiista 03/12/09, ka warqabka & Taakuleynta dhaawacii Qaraxa, isku xirka Jaamacada & Bulshada iyo qiimeynta Xajmiga khasaaraha soo gaaray Jaamacada.