
Isku Aadka koobka Aduunka 2010 Oo si Rasmi ah looga dhawaaqay maanta oo Eey tariikhdu tahay 04/12/2009
waxaana ka soo kheyb galay madaxda ugu sareedo fifa iyo waliba gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta aduunka Sepp Platter
xafladaas Oo si heersara Oo ka dhacdey wadanka southafrica gaar ahaan Magaallada Cept town
Sida tan ayuu u dhacay isku Aadka 2010
GROUP A: South Africa (hosts), Mexico, Uruguay, France
GROUP B: Argentina, South Korea, Nigeria, Greece
GROUP C: England, USA, Algeria, Slovenia
GROUP D: Germany, Australia, Ghana, Serbia
GROUP E: Holland, Japan, Cameroon, Denmark
GROUP F: Italy (holders), New Zealand, Paraguay, Slovakia
GROUP G: Brazil, North Korea, Ivory Coast, Portugal
GROUP H: Spain, Honduras, Chile, Switzerland
Abdirizak Muze Ahmed
Hayaanmedia sport New