Wariye C/raxman Warsame oo ku dhawacmay dagaladii ka dhacay Xaafada Hodan ee Magalada Muqdisho

warka hayaanWaxaa mantay magalada muqdisho ka dhacay dagaal   u dhexeye ciidamada dowlada  iyo koxaha ka soo horjeda .

 

Dagalkas oo la isku adegsaday hubka  nocyadisa kala  duwaan ayaa  waxaa uu ka dhacay xafada taleex ee dagmada hodan.

 

Dagalkas  oo sakay subaxdi bilowday aya  ayaa waxa uu geystay  qasaro naf iyo malba leh  dagalkas waxaa  ku dhawacmay  3 qof oo midkood ahaa wariye ka shaqeye  magalada muqdisho.

 

Wariyaha dhawac u soo garay  waxa lagu magacaaba Cabdiraxman  Warsame  waxanu dhawacmay asago  gudo jira howl Malmeedkisa Saxafada .

 

Habeen hore ayay ahayd marki la dhaawacay Weriyihi Idaacada Voa-da ee magaalada Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Isxaaq Xili u marayay  Bartamaha magalada  galkacyo.

 

Hayaan Media Development

 

 News Desk

Leave a comment