Ciidamada police ka wadanka Netherlands ayaa qabtay nin Soomaali ah oo ka yimid wadanka Mareykanka.
Waxaa ciidamada police ka wadanka Netherlands ay ka qabteen ninkan isagoo ku sugan xarun ku taala gudaha wadankaasi,
Waxaa la qariyay magaca shaqsigaas sida uu dhigayo sharciga wadanka Netherland.
FBI-da Mareykanka ayaa waxaa laga soo xigtay in ninkan Soomaaliga ah uu deganaa Magaalada Miniaples ee wadankaasi Mareykanka.
Waxaa uu wadanka mareykanka ka soo baxay dhamadki sandi 2008 mudo yar kadib na waxaa uu yimid wadanka Netherlands oo uu magangaliyo waydistay.
Ninkan oo da”disu tahay 43 jir ayaa waxaa loo heystaa in uu maal geliyo dagaalada ka taagan gudaha Soomaaliya ee looga horjeedo dowladda soomaliya ayay sheegtay hay’adda sirdoonka Mareykanka ee FBI.
Hayada Wardonka ee FBI da ayaa Shegtay in ay wadanka Netherlands Kala shaqaynayso Sidi ninkas cadaalada lo hor keni laha.
Hayaan Media Development
News Desk