Natiijooyinkii Ciyaarihii horyaalka UK

Man and ChelseaWaxaa Maanta Wadanka UK laga Ciyaaray Kulamadii ugu Xiisaha Badnaa,waxaana Ciyaarahaasi insha ku hayey Wariyaha Hayaan Media  u qaabilsan arimaha Ciyaaraha Abdirisaq,waxaana uu inooga soo diyaariyey warbixintan.

 

 Hull C.2 – 1 Stoke C. 
West Ham U.1 – 2 Everton 
Wigan Athletic.1 – 1 Fulham 
Chelsea.1 – 0 Manchester U

 
 

Kulankii sida weyn loo wada sugayey oo dhexmarayey Labada Koox ee isku hayey Hogaanka horyaalka ingiriiska  ayaa waxaa guusha hogaanka horyaalka ku raacday Kooxda Chelsea kadib  markii 1-0 uga badiysay Man United,taasina waxaa ay Chelsea uga dhigeysaa inay horyaalka 5 dhibcood oo nadiifa ku hogaamiso.

Goolka ay guusha ku raacday Kooxda Chelsea waxaa u saxiixay Jonh Terry oo ah Kabtanka Kooxda Chelsea iyo Kabtanka Qaranka UK.

terry

Qaabka ay Dhibcaha horyaalka UK Kooxaha ugu kala horeeyaan.

1-Chelsea 30
2-Arsenal 25
3-Man Utd 25
4-Tottenham 22
5-Villa 21
6-Man City 20
7-Liverpool 18
8-
Sunderland 17
9-Stoke City 16
10-Burnley 16

 

Wixii warar ah ee kusoo kordha Ciyaaraha Waxaad kala socon doontaa qeybta cayaaraha ee Boga Hayaan Media Development kaasi oo u taagan baahidaada warbaahineed.

 

1 Response to " Natiijooyinkii Ciyaarihii horyaalka UK "

  1. warsan says:

    asc waan idiin salaamay dhamaantiin bahda hayaanmedia salan ka bacdi waxa aad u soo dhaweynayaa webkaan cusub oo si diiiran u soo tabinaayo news ka sports ka waxaana idiin leeyahay guul wacan

Leave a comment