Comments on: Jaaliyada SSC oo shir ku yeeshay Wadanka Holland ugana hadlay …..

By: Ladan
Waa hubaal in raga ay yihiin col u joog un oo aysan fahmeynin nabada iyo isku duubnida,hade haweynow maanta waa doorkeenii ee halkaasi aan kasii wadno Nabada iyo isku duubnida Jaaliyada SSC.

La socda Gobolada SSC gacanta kuma jiraan waxaa ay sugayaan dadaalada Jaaliyadaha SSC oo aan kala go’laheyn ..

Mahadsanidiin

By: Kadiye Ahmed
Ma riyaa ma runbaa waxa aan arkaayo ee ah shir SSC oo Holland ka dhacay,waxaan horey ula yaabanayaa kii Kenya oo aan is lahaa waa dhalanteed,Laakiin midkan Holland ka furmay markii aan arkay waxaa iis oo baxday in Reer SSC isku soo tafaxeyteen horumarinta iyo isku duubnida dantooda.

Waa guul haddii aad sidaasi kusii wadaan.

Gabar aan  dhawaan Xayeysiin barnaamij HOOYO MACAAN la dhaho ku arkayey ayaan hadana iiga dhex muuqata Jaaliyada SSC walee muuqaalkaaga iyo hadalka Hooyo Macaan ayaan ka fahmay in aad aheyd Jaaliyada SSC.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Sahro Muuse.

By: Farax
Haweenka SSC Holland waan idin kuamaanayaa Shirka aad soo qaban qaabiseen,Horey ayaa loo yiri dumar waa abaabul,ragna waa col iyo ciidan u joog,marka howshiiina abaabulka meesha kasii wada.

Wixii wanaag ah ee dadaalkiina kasoo baxana waxa uu noqon doonaa mid aan ku dayan doono kuweena kale ee Yurubta jooga.

By: jamac ali
Waa arin lagu farxo haddiiba Jaaliyada SSC Holland fahmeyn sidii ay maamul u sameysan lahaayeen,waxaase ugu baaqayaa inuusan shir kooda    noqon hadal oo kaliya ee uu noqdo wax qabad iyo  isku xir rasmi ah.

Hambalyo Hambalyo Jaaliyada SSC.