Waxaa Caawa xuriyadoodi dib uu helaay labadii wariye ee Agosto 2008-dii lagu afduubay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan ceelasha Biyaha labadan qofood ayaa u kala dhashay dalalka Canada iyo Australia.
Amanda Lindhout iyo Sylvan Lake ayaa waxaa warcad laga heyn in siideyntoodu ay ku timid lacago madaxfurasho in la bixiyay balse waxaa horey u jirtay in loo heystay lacag in lagu sii daayo.
Wadaanka soomaaliya ayaa waxaa uu hoy uu noqday xadgudubyo lagula kaco saxafiyinta calamka iyo waliba kuwa soomalida ba.
hadaba wixii tafaasiila ee kasoo kordha dib ayaan idiinkala socod siin doonaa ee la soco wararkeena dambe ee caawa.
Hayaan Media Development
News Desk