Dagaalki Galkacyo oo iskiis u istagay

6960Dagaaladi xooganaa ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo oo gaystay khasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa haatan Istagay

Dagaalkaan aya biloowday ka dib marki bamgacmeed lagu weraray ciidanka Doowlada Hoose magaalada Galkacyo oo Xiligaaswaday howl galo lagu burburinayo Dhismeyasha sida Sharci darada loga Dhistay hareraha wadoyinka Suqa weyn ee Magaalada Galkacyo,

Dagaalkaan oo ahaa mid si kadis ah ku bilowday aya galabtay iskiis u istagay

sido kale waaxaa labada dhinacba soo garaya gurmad ciidaan oo ka kale yimiid magaaloyinka Garoowe iyo Hobyo lama sadalin karo Meesha uu ku danbeyndona qilaafkan gacan ka hadalka dhaliyay ee dhexmaray labada maamul ee od,wadaga ah

 

Xaalada guud ee Magaalada Galkacyo ayaa ah mid degan , sidoo kale ma jiraan wax waan waan ah oo xiisada lagu qabooyinayo oo illaa hada socota. inta la ogyahay ,

Wixii Warar ee ku soo kordha kala soco Hayaan Media
Hayaan media

Muse Cisman Jamac
Galkacyo- Somalia

 

 

Leave a comment